Posts

Showing posts from February, 2020

Qarankii Shanta Cudur Qabay: Faalo

Image
Insha Allah qormadaan iyo qormooyinka xiga waxaan uga hadli doonaa shan cudur oo hadii aan la daaweyn ugu yaraan sadax ka mid ah uuna qaran soomaliyeed ku dhismi doonin, midnimo warkeeda iska daaye. Cudurka kowaad ee uu ka dhismi layahay qaran soomaliyeed waa nidaamka Afar dhibic shan(4.5). Dr badiyoow waxa uu yiri "waxaan ka mid ahaa aqoonyahanadii joogay shirkii carta ee 2000, waxaan u sheegnay ergadii joogtay shirkii carta in nidaamka afar dhibis shan(4.5) ayna ku dhismeynin doowlad somaliyeed, lakiin waxaa loo arkayay xalka kaliya ee waqtigaas." Waa maxay nidaamaka Afar dhibic shan(4.5 ). Waa saami qeybsi siyaasadeed oo ku dhisan qabiil, kulansadayna dulmi, gardaro iyo quursi, waa afar qofood oo dhameystiran iyo qof haaf eh, taas oo macnaheedu tahay qofka hawiye, kan daarood, midka digil & mirifle iyo kan dir weysimanyihiin lakiin wixii ka soo haro qof ma dhamo. Waa sinaan la'aan iyo sadbursi labaantan jirsaday weline ay doowlad soomaliy...